Language Somali 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 Soo dhowow! Fadlan ma ka jawaabi kartaa su’aalaha qaarkood ee ku jira ra’yi ururintani si aad ula wadaagto fikradahaaga ku saabsan keymaha Oregon? Waaxda Dhirta ee Oregon iyo Guddiga Dhirta ayaa u qaabilsan maamulka keymaha Oregon. Waxay hadda ka hawlan yihiin cusbooneysiinta qorshahooda (LINK - https://www.oregon.gov/odf/board/Pages/forestry-program-for-oregon-subcommittee.aspx) for the forests. Waxay rabaan in ay war kaa maqlaan si loo xaqiijiyo in qorshuhu daboolayo waxa ugu muhiimsan dadka ee ku saabsan keymaha. Fikradaadu waxay sidoo ka caawin doontaa gobolka in uu gaaro go’aano kale oo ku saabsan keymaha Oregon. Waaxda Dhirta ee Oregon iyo Guddiga Dhirta ayaa la shaqeynaya Oregon’s Kitchen Table. Waxaan nahay barnaamijka Jaamacadda Gobolka Portland. Fadlan buuxi ra’yi ururintani haddii aad ku nooshahay Oregon.. Waxaad buuxin kartaa ilaa laga gaarayo Oktoobar 9, 2023.